Maxaa laga soo saaray shirkii Golaha wasiirada Puntland?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, dhameystirka dimuqraadiyadda Puntland, xaaladda cudurada faafaha, xaaladda Deegaanka iyo Kor-u-qaadista Dalxiiska iyo illaalinta goobaha taar...

Baarlamaanka Soomaliya oo loo qeybiyay nuqulka wax ka beddelka...

Baarlamaanka dowlaldda Federaalka Soomaaliya labadiisa gole ayaa maanta loo qaybiyay nuqulka u dambeeya ee soo jeedinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka kumeel gaarka ah. Qodobbada ugu muhiimsan ee wax ka beddelka lagu sameeyay dastuurka, ayaa sheegaya, in dalku yeelanayo Madaxweyne iyo Ra’iisul wasaare uu soo magacaabayo madaxweynaha, xilkana uu ka qaadi karo. Qodobada...

Caabudwaaq oo maanta lagu qisaasay Cabdixakiin Axmed oo horay ...

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo laga oofiyay qisasta Allaha u naxariistee Wariye Cabdikariin Ahmed Bulxan oo horay uu udiley, kaas oo ka tirsanaa Warbaahinta dowladda. Dilka Wariyaha ayaa waxaa ka hadlay badi madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah Bulshad, iyaga oo codsaday in tiirka la horgeeyo Eedaysanaha, si uu cadd...

Golaha Wasiirada Soomaliya oo ansixiyay Hishiis shidaal baaris...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga. Qodobada ugu muhiimsan heshiiska ayaa qoraya in Dowladda Turkiga ay naga caawiso dhanka wax soo saarka shidaalka, sahminta iyo daareysiintiisaba, si ay ummadda Soomaaliyeed ...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos