Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland ?

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada. shirka oo ay goob joog ka ahayeen inta badan golaha wasiirada Soomaliya ayaa diirada lagu saaray geedi socodka hanaanka dimuquraadiyada horumarinta Garoomada, shirarkii nabadaynta ee gobolka Mudug, Dhacdooyinkii todobaadka, kormee...

MW Laftagareen oo maanta dib ugu laabtay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Xarunta ku meel gaarka u ah Dowladda Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ku soo dhaweeyey gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Shamsa Maxamed Yarow, Wasiiro, Xildhibaano, S...

RW Xamse Cabdi Barre oo go’aamo soo saaray

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel ka baxsan dalka lagu qabto shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hay’adaha dowladda. Go’aankaan ayaa laga sheegay shirka golaha wasiirrada Soomaaliya oo uu shir guddoominayay raysal wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre. Waa markii labaad oo sanad gudihiisa ay dowladda hadalkaan sheegto. Wuxuu kusoo beegmay, iyadoo d...

Dayactir laga bilaabay Jidka xiriiriya Qardho iyo Garowe

Hay’adda Dayactirka iyo Hormarinta Jidadka Dowladda Puntland (PHA), ayaa maanta bilowday Dayactirka Jidka u dhaxeeya degmooyinka Qardho iyo Garowe oo laga qabanayo howlo godod buuxin ah. Daahfurka Shaqadan waxaa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Xildhibaano, Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda PHA, Agaasimaha Guud Wasaaradda Howlaha Guud, Ganacsade Jaamac Dhaga Dheere iyo maamulk...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos