Madaxweynaha Mareykanka, Donald ayaa ku hanjabay inuu weerar milateri ku qaadi doono Iiraan, haddii aysan ku soo laaban heshiiska barnaamijka Nukliyeerka.
“Maraakiib dagaal oo aad u ballaaran ayaa ku sii jeedda Iiraan. Waxay u socdaan si degdeg ah, iyagoo wata awood weyn, xamaasad iyo hadaf cad,” ayuu ku yiri qoraal dheer oo uu soo dhigay barta Truth Social.
Madaxweynaha Mareykanka ayaa int...
Kulankii maanta uu Baarlamaanka labadiisa Aqal ka lahaa Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka Dalka oo ku billowday buuq ayaa kusoo dhammaaday isla buuqaas, waxa ay Xildhibaannada ay hor istaageen Guddoonkooda iyaga oo watay Firimbi.
Tirada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee xaadirtay fadhiga maanta waa 180 halka Senatarrada Aqalka Sare ay ka socdeen 31 Senatar, wadarta marka la isu geeyo labada...